Wafdi ka socda dowlada Somalia oo gaaray Xarunta Maxkamada caalamiga ah ee ICJ

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Hague, si ay goobjoog uga noqdaan go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ  oo 12-ka bishan lagu dhawaaqo doono xukunka dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Wafdigan ayaa goob-joog ka noqonaya ku dhawaaqida go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ ee la xiriira dacwada badda. “Waxaan aniga … Continue reading Wafdi ka socda dowlada Somalia oo gaaray Xarunta Maxkamada caalamiga ah ee ICJ